Cadowga ugu wayn ee Islaamku lLee yahay waa Muslimka
Jaahilka ah Kaas oo Xanaaqiisa iyo Xamaaasadiia Ku samaynaya Falalka Sumcad
daradada Usoo jiidaya Islaamka, Dadka Kalena Marka ay arkaan , Waxay Moodayaaan
in islaamku wada Yahay Isaga Oo Kale .
2. Dadka Kuwa Ugu dhaqanka uguna Akhlaaqda Darani waa Kuwa Marka ay kaa
Cadhoodaan Wannaagaga Inkira ,.Sirtaadana Faafiya oo Magaalka Wareejiya ,
Nolahsaadana Diida , Waxa aamad Ahayna Kaa Sheega.
3. Anagu Ma nihim kuwo Ka sib dhacsan Reer Galbeedka, Balse Waxayny Nahay kuwo
Ka dib dhacsan Islaamka, Caalamka waxaan uga dib dhacnay kadib Markii aan ka
Tagnay Diinteena.
4. Waa in aad Illaahay Ka filataa , wax Aanu GARAADKAAGU sugayn Illlahay SWT
Wax Waaba Wuu Awoodaaye .
5. Ha u Caabudin Rabbi Swt Inuu wax ku siiyo ee u caabud inuu kaa Raali Noqdo ,
Haddii uu Allah Kaa Raali noqdana Waxaad hubaal si Dur Dur leh u helaysaa
SIISMADADIISA .
6. Haddii Aad ku Aragtid Quux Faqiir Ah Wadamada Muslimiinta dhexdooda Ogaw In
mid Hantiile Ah uu Xaday Ninkaa Maalikisii iyo Hantidiisii.
7. Haka War-Walin Waxyaabaha ay Basharku Kuu Maleegyaan iyo dabinadooda, Haddii
ay Fogaadaan waxay Fulinayaan Amarka Eebe.
8. Inaad Shakhsiyadaada ixtiraamto Waxaa ka mid ah ; in aad ka Dheeraato Dadka
aan qiimahaaha Garanayn .
9. Haddii ayna dhalin yaradu nolashooda samaysan , Kuwo kale Ayaa nolal ay
iyagu samaysteen Qaadashadeeda Kugu Khasbaya.
10. Aadamuhu wuxuu aadame kale kaga Sareeya Baaritaanka Xaqiiiqada .
0 Comments