Waxaa
sanadahaan danbe nagu soo batay dhaqan aysan muslimiintu lahayn dadkeeena
soomaliyeedna aysan lahayn kasooo ah xaflado laqabanaayo malmo aan sal iyo raad
toona kulahayn diinteena iyo dhaqankeena suuban. Waxaa kamid ah maalmahaas
malinta loogu yeeray inay tahay jacaylka aduunka amase waxa loo yaqaano happy
"valentine's day"maalintaas waa malin ay sheegeen inay tahay malinta
aduunka laga xuso jacaylka aduunka soomalida udabaal dagaysa maalintaas way soo
badanayeen sanadahaan danbe Ayaga oo aan garanayn waxay tahay maalintaas iyo
tariiqdeeda intaba hadii aan waxyar milicsano maalintaan iyo taariiqdeeda nin
boqortooyada "Romanka" haystay oo xukumaayay oo la,oran jiray
claudius ayaaa wuxuu mabnuucay inay guursadaan nimanka boqortooyada sababtana
waxay aheed inuu boqorku gali jiray dagaalo adag marka boqorku wuxuu diidanaa
inay ciidamadaas hadiii ay naago yeeshaan inuu waayo ciidamo dagaalka ucarbisan
oo diyaarsan maadama nin ilmo iyo reer leh uusan sahal uga tagi Karim sidaaas daraadeed
ayuu boqorku udiiday inay guursadaan nimanka dhamaantood wuxuuna ogalaaday oo
kaliya in habeenka ay dabaal dagayso boqortooyadiisa ay gabar kastaaa magaceeda
Waraaq kuqorto Kadibna meel kurido Markay gabar kastaa magaceeda kurido
meeshaas ayuu wiil kasta siwaqti kunasiiib ah uqabsanaaa gabadhii usoo baxda
ayuuna habeenkaas waqti laqaadanaa Kadib wixii habeenkaas calool gala ayaa
kadhalan jiray. Mar kalane dib uma kulmi jirin ilaa laga gaaro sanadka kale oo
hadana sidaaas ooo kale waqti nasiib laqabsan jiray mudo Kadib waxaa soo baxay
wadaad ladhihi jiray valentine ninkaas ayaaa gabdhaha iyo wiilasha kiristanka
iskugu guurin jiray si qarsoodi ah markii danbe ninkaas waa laqabtay oo laxiray
waxaana lagu ciqaabay oo lagu jirdilay xabsiga ilaaa uu markii danbe ku
geeriyooday xabsiga dhexdiisa 14 bishii febraayo ninkaaas ayaana loo aqoonsaday
halgamaaa jacayl amase shahiid jacayl siday sheegeen waqti danbe oo ay
kubeegneed 496 miiladiga ayaa baadarigiii diinta kiristanka eee Pope Galasious
u qoonsaday in maalintaas laxuso, Hadaba maadama aan aragnay meesha laga Keenay
maalintaan waaa inan kadigtoonaanaa oo aan kafogaanaa dhaqankaas qaasatan
dhalinyaradeena Waaayoo maalintaan dhaqankeena iyo diinteena suuban meelna kama
soo gasho waana maalin aysan waxaba naga qusayn mana haboono inan waynayno
dhaqanka gaalada oo aan kaqayb noqo anagoon aqoon hadafka laga leeyahay iyo
waxay tahay hadaba walalkay muslinkaaa iyo walashay muslimadaaaa dhaqankaaga
iyo diintaada waxaan ahayn hasamayn
Nagu soo
biir
0 Comments